Munaasabad lagu Xusayay 1-da Luulyo oo lagu qabtay Magaalada Kampala “DAAWO SAWIRO”
Kampala- 1-7-2019, Munaasabaddan oo ay soo qaban qaabiyeen Midowga Ururka Ardayda Soomaaliyeed ee Dalka Uganda islamarkaana lagu xusayay 59-guuradii ka soo wareegatay markii ay xurminada qaateen gobalada Koonfureed islamarkaana midoween...
Read more










