Laamaha Amniga oo gacanta ku dhigay Gaari laga soo buuxiyay Walxaha Qarxa
Laamaha amniga ayaa gacanta ku dhigay gaari nooca Caasiga loo yaqaano oo waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay keddib markii ay kusoo wargeliyeen Ciidamada shacabka ku dhaqan deegaanka Ceelasha Biyaha. Ciidamada...
Read more











