Duqeyn lagu dilay maleeshiyaad Shabaab ka tirsan oo ka dhacday Koonfur Galbeed
War ay soo saartay Dowladda Soomaaliya ayaa lagu faah faahiyay howlgal ka dhan Alshabaab,kaasi oo ka dhacay 6-dii bishan Koonfurta Soomaaliya,waxaana argagixisada Alshabaab ka soo gaaray khasaare xooggan. Qoraal...
Read more










