Wasiirka Cadaaladda XFS oo maanta xafiiskiisa kula kulmay safiirka Turkiga ee Soomaaliya+Sawirro
Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay safiirka Turkga u fadhiya Soomaaliya Amb: Mehmet Yilmaz. Wasiirka Cadaalada Soomaaliya iyo safiirka Turkiga ee Soomaaliya...
Read more










