Howlgal lagu bur buriyey Saldhigii ugu weynaa ee laga soo abaabuli jiray Qaraxyada Al-shabaab oo laga fuliyey Jilib
Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya oo ay wehliyaan Ciidamo Mareykan ah ayaa Howlgal qorsheysan ka fuliyay gudaha degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhaxe. Howlgalka ayaa laga fuliyay Xarun tababar Maleyshiyada Al-shabaab ay...
Read more











