Ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xalay ka qayb galay casho sharaf ay wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha dalku u sameeyay kooxda kubbadda cagta Som United ee...
Read moreRa’iisul wasaaraha dalka Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeeray Golaha Murtida iyo madadaalada Qaranka oo ay ka socdaan howlo dib u dhis ah. Xilligii uu Ra’iisul waasraha ku guda...
Read moreWasiirka Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta Soomaaliya Xildhibaan: Sheekh Nuur Maxamed Xassan ayaa Maanta oo ay taariikhdu tahay 23/12/2018 kuna beegan 16/04/1440 Hijriyada, waxaa dalka sacuudiga ugu bilawday booqasho rasmi...
Read moreBoqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa si kulul u cambaaraysay qaraxyadii isxigxigay oo shalay ka dhacay Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho kuwaasoo galaaftay nolosha dad maato ah aan waxba geysanin. Masu’ul ka tirsan...
Read moreDanjire Xamuuda bin Samraan Al-xuweydhi oo ah wakiilka Jaamacadda caraabta u fadhiya Soomaaliya ayaa si kulul u canbaarayay qaraxyadii falalka argagixisada ahaa ee shalay ka dhacay magaalada Muqdihso oo ay ku...
Read moreKaaliyaha xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka u qaabilsan arimaha Afrika danjire Tibor Nagy ayaa cadeeyay taageerada buuxda ee dowladda Maraykanku la garab taagan tahay dowladda Federaalka ee Soomaaliya. Danjire Tibor...
Read moreUgu yaraan 62 ruux ayaa dhimatay,lix boqol oo qofna waxaa soo gaaray dhaawacyo,ka dib markii duufaanta tsunami ay ku dhufatay xeebaha dalka Indonesia sida ay xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan dalkaasi....
Read moreWar qoraal ah oo ka soo baxay Urur Goboleedka IGAD ayaa lagu sheegay in ay siweyn u taageersanyihiin gulaha ay ku talaabsanayso dowladda Soomaaliya,ayna diyaar u yihiin sidii taageero ay...
Read moreRa’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ay wehliyaan mas’uuliyiin kale ayaa xalay saqdii dhexe wuxuu booqday qaar kamid ah isbitaaladii la dhigay dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho