Wasiirka Caddaaladda XFS, Mudane, Xasan Xuseen Xaaji, ayaa Maanta oo Sabti ah furay tababar ku saabsan habraaca howl-galinta nidaamka habka dadban ee xallinta Khilaafaadka, kaas oo dhawaan ay hirgalisay Wasaaradda...
Read moreCiidanka amniga Qaranka oo kaashanaya Shacabka ayaa Gacanta kusoo dhigay hoggaamiyihii howlgalka qaraxyadii Al-shabab ee Maanta lagu gumaaday Ummadda Soomaaliyeed iyo wadahii Gaarigii danbe ee ku qarxay Taallada Daljirka dahsoon,...
Read moreWasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska, Daahir Maxamuud Geelle, ayaa tacsi u diray ehelada iyo asxaabta Wariye ,Cawil Daahir Salaad iyo qaar ka tirsan shaqaalaha Universal Tv oo argagixisadu Saaka qarax...
Read moreWasiirka waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane, Cabdulahi Goodax Barre ayaa Maanta shir guddoomiyay kulanka Todobaad laha ee wasaaradda waxbarashada. Kulanka waxaa goob joog ka...
Read moreKooxda Argagixisada Al-shabaab ayaa Saaka labo qarax oo gawaari loo adeegsaday ka geystay agagaarka Matxafka Qaranka iyo Daljirka Dahsoon ee Magaalada Muqdisho. Labada Qarax oo isu dhawaa ayaa geystay Qasaaro...
Read moreSenator, Ayuub Ismacil Yuusuf oo ka tirsan Aqalka sare ee Somaliya ayaa bogaadiyay dowrka boqortooyada Sacuudiga ee ku wajahan u adeegidda iyo midnimada Umadda Carabta, si loo sugo amniga iyo degenaashaha Waddamada...
Read moreCiidanka xoogga Dalka Soomaaliya oo kaashanay kuwa nabad ilaalinta AMISOM ayaa Maanta waxa ay howlgallo lagu baacsanaya Malleeshiyada Al-Shabaab ka wadaan degaanno dhowr ah oo ka tirsan Gobolka Hiiraan. Howlgalladan...
Read moreRa’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa u hambalyeeyey Madaxweynaha cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo ku guuleystay doorashadii ka qabsoontay...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho