Duqa Muqdisho oo xaqiijiyey in muddo Laba Bilood kadib lagu cayaari doono Istaadiyoow Muqdisho+Sawirro
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa boggaadiyey dar-darta ay ku socoto howlaha dib loogu hagaajinayo Garoonka Cayaaraha ee Staadiyo Muqdisho. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir...
Read more











