Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay janaasada askari ku shahiiday howlgallada ciidanka ee ka socda Shabeelada Hoose “Sawirro”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay janaasada Alle ha u naxariistee Cabdullaahi Macalin Ibraahim. Marxuumka ayaa ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka, waxa uuna ku...
Read more











