Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo tababar u xirey Saraakiil ka tirsan Hay’addaasi “Sawirro”
Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa maanta soo xirey tababar uga socdey Muqdisho saraakiisha ka howl-gasha xududuudaha dalka (Garoomada, Dekadaha iyo Dhulka). Tababarkaan oo socdey muddo afar...
Read more











