Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka oo maanta ka shiray kala Hormarinta Ajendayaasha Kalfadhiga Afaraad “Sawirro”
Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda 41-aad ku yeeshay Xarunta golaha shacabka ee magaaladda Muqdisho. Kulanka waxaa shir guddoominayay Guddoomiye ku-xiggeenka koowaad ee Golaha Shacabka...
Read more











