Wasiirka Amniga XFS oo Muqdisho ka furay shirka dardar gelinta Howlaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda+Sawirro
Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Isloow ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shirka saddex billaha ee isku xirka howlaha Xafiisyada Hay’adda ee Laamaha Gobollada,safaaradaha iyo xarunta dhexe....
Read more











