Safiirka Soomaaliya u fadhiya Koonfur Afrika oo ka hadlay dhaca iyo boobka lagu hayo Ganacsatada Soomaaliyeed+Sawirro
Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in dhamaadka bishii hore tuulooyin hoos taga magaalada Johanesburg ee dalka koofur afrika laga barakiciyay Ganacsatadii ajaaniibta aheyd, kuwaasi oo badankoodu ahaa...
Read more










