Ciidanka Booliska oo maanta si rasmi ah ula wareegay Ammaanka Garoonka Kubadda Cagta ee Stadium Muqdisho “Sawirro”
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Taliyeyaasha Ciidanka Booliska, Asluubta iyo Xoogga dalka, Wasiiro, Xildhibaano, Safiirka Dawladda Uganda ee Soomaaliya iyo Masuuliyiin ka socday AMISOM, ayaa maanta kormeeray Garoonka Kubadda Cagta ee Muqdisho...
Read more











