Golaha Wasiirrada oo ka Dooday Siyaasadda Dawladda ee Hantida Qaranka iyo Saxiixyada Heshiisyada Caalamiga ah ”Sawirro”
Golaha wasiirrada xukuummadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay uga hadleen siyaasadda dawladda ee hantida qaranka iyo hannaanka saxiixyada heshiisyada caalamiga ah. Shirka golaha wasiirrada...
Read more











