Guddoomiye Yarisow oo kala hadlay horumarinta Caasimadda Injineero iyo khubaro ka socday Turkiga ”Sawirro”
Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa xafiikiisa ku qaabilay khubaro iyo Injineero ka socday dalka Turkiga, waxana uu kala hadlay siddii ay dawladda...
Read more











