Monday, September 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sarkaal ka tirsan X.D.S. oo kulliyadda dagaalka ee NATO tababar ku soo qaatay ’’Sawirro’’’

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Sarkaal ka tirsan X.D.S. oo  kulliyadda dagaalka ee NATO tababar ku soo qaatay ’’Sawirro’’’
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulliyadda dagaalka ee Nato college ayaa waxaa Sanadkaan ka qalinjabisay 25 Saraakiil oo u dhashay waddamada Kala ah  Soomaaliya,Talyaniga, Mareykanka, Faransiiska, Canada, Luxembourg.svg Luksemburg, Netherlands.svg Holland, Norway.svg Norway,Portugal.svg Bortuqaal, United Kingdom.svg Ingiriiska,    Giriig ,Turki Jarmalka, iyo wadamo kale.

Dal kasta ayaa waxaa ka socday hal sarkaal waxaana Soomaaliya tababarka uga qeyb galay Gashaanlle Xasan Saalax oo ka mid ah Saraakiisha ciidanka xoogga dalka.

Related posts

Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb gashay wadatashiga maalgashiga Webiga Shabeelle

Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb gashay wadatashiga maalgashiga Webiga Shabeelle

September 14, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

September 14, 2026

Saraakiishaan ayaa kulliyadda dagaalka ee NATO college lagu baray hoggaaminta dagaalka.

Tababarka ay qaadanayeen saraakiishaan ayaa ahaa mid aad u sarreeyo iyadoo tababarku socday muddo sanad iyo bar ah.

klliyadaani dagaalka ee NATO ayaa waxaa hore tababarro ugu soo qaatay Saraakiil ay ka mid ahayeen Jeneral Maxamed Siyaad Barre iyo S/guud Maxamed Cali Samatar oo labaduba ka soo qalin jabiyay kulliyaddaasi.

Previous Post

Shir madaxeedkii IGAD ee 32-aad oo la soo gabogabeeyay+Sawirro

Next Post

Xildhibaan ka tirsan aqalka sare oo lagu soo dhaweeyay Minneapolis+Sawirro

Next Post
Xildhibaan ka tirsan aqalka sare oo lagu soo dhaweeyay Minneapolis+Sawirro

Xildhibaan ka tirsan aqalka sare oo lagu soo dhaweeyay Minneapolis+Sawirro

Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb gashay wadatashiga maalgashiga Webiga Shabeelle

Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb gashay wadatashiga maalgashiga Webiga Shabeelle

September 14, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Mudane Cabdifaatax Cabdulqaadir Faarax, ayaa ka qeyb galay kulan wadatashi ah...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

September 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo, xarunta...

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 13, 2026
0

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In