Kala Horeynta Horyaalka Soomaaliya ayaa wali waxaa hogaanka ku naalooneysa kooxda Difaacaneyso Horyaalka Soomaaliya ee Dekadaha oo dhamaan kulamadii ay Ciyaartay hal kulan oo quraa laga adkaaday waxaana laba dhibcood...
Read moreKooxda Kubada Cagta Horseed adkaatay Kulankii ugu horeyay horyaalka Soomaaliya Kadib Sadex kulan oo aysan wax guul ah gaarin kooxda Ciidanka Xooga 4-0 ayeey ugu adkaatay Kooxda Kubada Cagta Batroolka...
Read moreDhawaan waxaa dalka looga dabaaldagi doonaa xuska sanadguurada 58aad ee ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo ah tiir dhexaadka qarnimada dalka Aasaaskii Ciidanka Xoogga dalka:- Waxaa la aas-aasay 12kii-April 1960kii oo...
Read moreMaxkamada sare ee Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta ku raacday xukunkii dilka ahaa ee horay Maxkamada darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ay ugu xukuntay danbiile gacan ku dhiigle Ex-Gaashaanle...
Read moreDowladaha Ruushka iyo Suuriya ayaa waxa ay Israa'iil ku eedeeyeen in xalay weerrartay garoon diyaaradeed oo uu leeyahay milateriga Suuriya halkaas oo lagu dilay ugu yaraan 14 qof. Weerrarkii Isniinta...
Read moreMunaasabad casho sharaf ah oo laguna dhiiri galiyay ayaa loo qabtay cabdi bile cabdi islmarkaan ay ka qeyb galeen wasiiro iyo xilibaano ka tirsan labada Gole ee barlamaanka Soomaaliya. intii...
Read moreTiro dad ah ayaa ku dhintay kuna dhaawacmay, kadib markii Gantaalo lagu soo weeraray Garoon Diyaaradeed oo ay isticmaalaan Ciidamada Cirka ee Dalka Suuriya. Dhowr Gantaal ayaa aroornimadii saakay lagu...
Read moreWAR-SAXAAFADEED ka soo baxay Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo looga hadlayo Boorsooyin lacag laga soo buuxiyay oo lagu qabtay Garoonka Muqdisho ayaa u qornaa sidan:- Maanta barqadii abbaaro...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho