Soomaaliya Oo La Ciyaari Doonto Uganda
Xulka Qaranka Soomaaliya ee 17-Jirada ayaa ku aaday xulka qaranka Uganda oo kaalinta labaad ee Group-ka B ku soo baxay. Wiilasha Xulka Qaranka Soomaaliya ayaa waxay arbacada la ciyaari doonan...
Read moreXulka Qaranka Soomaaliya ee 17-Jirada ayaa ku aaday xulka qaranka Uganda oo kaalinta labaad ee Group-ka B ku soo baxay. Wiilasha Xulka Qaranka Soomaaliya ayaa waxay arbacada la ciyaari doonan...
Read moreTaliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko , ayaa maanta kormeeray Xaruntii isgaarsiinta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee la oron jiray OTO OTO oo astaan ay u tahay...
Read moreKooxda Kubada Cagta Banaadir ayaa kulankii 15-aad ee horyaalka Soomaaliya Waxay la Ciyaari doonto Kooxda Madbacadda oo kulankii Wareegi hore 2-0 ay ugu adkaatay Kooxda Ka dhisan Degmada Warta Nabada....
Read moreKooxaha Dekada iyo Horseed oo galabta ku wada kulmay garoonka banaadir ayaa ku kala baxay barbaro 2-2 ah kadib markii ciyaarta oo dhamaad ah goolkii barbaraha ay heshay kooxda Dekadda....
Read moreKooxda Kubada Cagta Dekada ayaa la Ciyaari doonta galabta kulan ku Sameyn ku yeelan kara hanashada horyaalka Soomaaliya oo ay ka hor tagi doonto Kooxda Horseed oo kaalinta Sadexaad kaga...
Read moreXulka Qaranka Kubada Cagta Dalkeena Soomaaliya ee da’doou ka hooseysa 17-jirada ayaa waxay guul muhiim ah ka gaaaray dhigooda Kenya tartanka Cecafa ee 17-jirada ayadoo Soomaaliya iyo Kenya ay wadageen...
Read moreWasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr: Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ka qayb galaya shirka looga hadlayo taakulaynta iyo cafinta deymaha Soomaaliya ee ka socda Washington DC ayaa rajo ka...
Read moreDalka jabuuti ayaa kaalimaha hore ka galay Dalxiiska Caalamka, ka dib markii uu Golaha Midowga Yurub u qaabilsan Dalxiiska iyo ganacsiga ay Magaalada Jabuuti u aqoonsadeen caasimadda dhaqanka iyo dalxiiska...
Read moreMadaxweynaha cusub ee Dalka Cuba Miguel Diaz-Canel ayaa loo dhaariyay xilka madaxweynie ee dalkaasi, isagoo Shantii Sano ee ugu dambaysay ku xigeen u ahaa hoggaamiyhii isaga ka horreeyay ee Raul...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho