Fanaanadii Sahra Axmed Jaamac oo maantay ku geeriyootay Magaalada Hargeysa
Wararka ka imaanaya ayaa sheegay in Magaalada Hargeysa ee Xarunta Maamulka Somaliland ay halkaas saakay ku geeriyootay Fanaanadda Sahra Axmed Jaamac. Sahra ayaa mudooyinkii danbe ku xanuunsaneysay Isbitaal ku yaalla Magaalada...
Read more











