Muqdisho, 12, Abriil 2018--Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo maanta xariga ka jaray xafiiska adeegga ee degmada Yaaqshiid ayaa balan qaaday in shacabka...
Read more12, Abriil 2018–Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku joogay dalka Turkiga ayaa soo gaba-gabeeyey, waxana...
Read moreQarax miino dhulka lagu aasay ah ayaa galabta ka dhacay garoon ku yaal Magaalada Baraawe oo lagu ciyaarayey ciyaar kubada cagta ah oo sami-finaal ahayd. Guddoomiye ku-xigeenka Gobolka Shabeellaha Hoose...
Read moreKooxaha kubada cagta Banaadir iyo Elman ayaa kuwada kulmay galabta garoonka banaadir ee degmada ca.casiis ciyaarta oo ahayd mid aad u xiiso badan ayaa waxaa laba gool la hormartay kooxda...
Read moreShirkada Qalabka Ciyaaraha ee A TO Z ayaa qalab sport oo dhameystiran waxay ku wareejisay xirirka Xirirka kubad-Cagyaraha Soomaaliya oo u diyaar garoobaya tartanka Africa ee Mini-ga oo dhici doono...
Read moreAnkara, 10 April, 2018: Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa kala hadlay Mayorka magaalada Ankara Prof Dr. Mustafa Tuna sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen...
Read moreKooxda kubada Cagta Heegan ayaa la kulantay guuldaradii labaad ee horyaalka Soomaaliya kulan ay la Ciyaartay kooxda Madbacadda oo laftaada gaartay Sidoo Kale Guushii labaad Horyaalka Soomaaliya, Kulankaan ayaa ahaa...
Read moreMuqdisho, 10ka Abriil, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku bogaadiyey Guddoomiye Jawaari, tanaasulka uu sameeyey iyo go'aanka shuruud la'aanta ah ee uu u qaatay danta dalka....
Read moreMaanta waxaa lagu balansan yahay gaba gabada koobka Jeneraal Daa,uud kama danbeystiisa oo ay isugu soo hareen kooxaha Dekadda iyo Horseed. Koobkan oo ay ka qeyb galeen 8 koox waxaa...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho