Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqaday guddi la shaqeynaya hey’adaha Q.M ee dalka ka howlgala
Kulankii ugu horreeyay ee lagu qabtay shalay xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda, ayaa Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay kaga dhawaaqday dhismaha guddiga xiriirka ee dalka martida loo yahay, kaasi oo...
Read more










