Madbacadda oo barbaro la gashay Jenyo
Kooxda kubada cagta Madbacadda ayaa barbaro la gashay kooxda LL PP Jenyo kulankii ugu horeyay wareega labaad ee horyaalka premier league Somalia. Kooxda Kubada cagta Madbacada oo matasha wasaarada warfaafinta...
Read more











