Turkiga oo lagu qabtay Bandhig ku saabsan Hidaha iyo Dhaqanka Soomaaliya
Waxaa magaalada Ankara ee dalka turkiga lagu qabtay bandhiga dhaqameedka hidaha iyo dhaqanka soomaaliyeed oo ay ku soo bandhigayeen Ururka ardayda waxkabarata magaalada Ankara ee dalka Turkiga. Bandhig dhaqameedkaan ayaa...
Read more











