Wasaaradda Amniga Maamulka K/galbeed oo sheegay in Al-Shabaab laga saari doono Gobolada Baay,Bakool iyo Shabeelada Hoose
Wasaaradda Amniga Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay Howlgalo Maleeshiyaadka Nabad diidka ah ee Al shabaab looga saari doono Gobolada Baay ,Bakool iyo shabeelaha Hoose. Wasiirka Amniga...
Read more











