Golaha Wasiiradda ee dowlad goboleedka Hirshabeelle oo la Ansixiyay
Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle oo maanta kulan ku yeeshay Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Dowlad gobaleedkaasi ayaa ansixiyay Golaha Wasiirada cusub ee Hirshabeelle uu dhawaan soo dhisay Madaxweyne Maxamed...
Read more











