Dowladda Federaalka oo xoojineysa isla-xisaabtanka Ciidanka XDS
Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo in muddo ah waday isla xisaabtanka hay'adaha Dowladda si loola dagaallamo musuqmaasuqa, ayaa bilowday daraasad lagu hubinaayo tirada ciidamada iyo bixinta mushaaraadka si ciidanka loogu dhiirrigeliyo...
Read more











