Guddomiyaha G/Banaadir oo Sheegay ,in Kubadda Cagta ay Qayb wayn ka qadanyso is-dhex galka Bulshada
Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Thaabit Cadi Maxamed ayaa hambalyo u diray xulka kubbadda cagta dowlad goboleedka Jubaland oo ku guuleystay tartanka kubbadda cagta dowlad goboleedyada iyo gobolka Benaadir...
Read more









