Ciidanka XDS oo deegaanka Baladul-Amiin ku qabtay hub iyo waxyaabo Qarxa.+Sawiro
Ciidamada Kumaandooska Danab ee Ciidanka Xoogga ee shalay Al-shabaab kala wareegeay degaanka Baladul-Amiin oo hoostaga Degmada Walaweyn ee Gobalka Shabeelaha hoose ayaa gacanta ku dhigay Kartoonno lagu xareeyay qaraxyo iyo...
Read more











