Xildhibaanada Golaha Shacabka oo ka doodaya ansixinta Miisaaniyadda Dowladda ee 2018
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay ka doodaan ansixinta Miisaaniyadda Dowladda ee 2018,taasi oo dhawaan Wasaaradda Maaliyadda ay horgeysay Golaha Shacabka. Xildhibaanada...
Read more











