Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti oo soo gaaray Muqdisho
Guddomiyaha Baarlamaanka Jabuuti iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhaweyd ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho, iyadoo halkaasi si weyn loogu soo dhaweeyey. Wafdiga Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti...
Read more











