Doorka xoreynta dalka ee Radio Muqdisho Qalinkii: Sharmaake Mohamed Warsame.
Sida uu sheegay aqoon yahan Liiban Cabdi Cali agaasimaha Talefishinka Qaranka Soomaaliyeed weli Radio Muqdisho waa ma huraan iyo miro aan dhammaan oo ku milan maskaxad Ummadda Soomaaliyeed. Radio muqdisho...
Read more











