Kullan looga hadlayey Wacyi gelinta Shaqaalaha Dowladda sida ay uga qeyb qaadan karaan Hormarka Dalka oo dhacay Muqdisho “SAWIRRO”
Kullankan ayaa looga hadlayey Wacyi Galinta Shaqaalaha Dowladda Soomaaliya iyo qaabka ay ugu qeyb qaadan karaan Hormarka Dalka iyo arrimo kale. Waxaa ka qeyb galay Masuuliyiinta Wasaaradda Shaqadda iyo Arrimaha...
Read more











