Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeelanayo kulan ka mid ah kulamadooda caadiga ah waxaana ay kulanka ku yeelanayaan Xarunta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya....
Read moreTirada dadkii ku dhintay daadad ku fatahay dalka Viyetnam oo wata dhoobo ayaa korortay,taasoo ka dhalatay roobab ka da’ay Waqooyiga dalkaasi Viyetnam. Warbaahinada kala duwan ee dalkaasi ayaa sheegaya in Roobab maalmihii...
Read more.Munaasabad ballaaran oo lagu xusayay sanad guurada 63-aad ee kasoo wareegtay maalinta calanka Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay xarunta Dawladda hoose ee Xamar, iyadoo ay ka qeyb galeen, Ra’isul Wasaare Xasan...
Read moreGuddoomiyaha Golaha Shacabka, Ra’iisul Wasaraha Xukumadda Fedaraalka Soomaaliya, Xubno ka tirsan goleyaasha dowladda, guddoomiyaha gobalka Banaadir, fanaaniin iyo boqolaal dadweyne ah ayaa xalay ka qayb galay munasbad lagu soo bandhigayey...
Read moreSida ay xaqiijiyeen saraakiisha ammanka Dalka Siiriya,Saddex qof oo naftoodi haligayaal ah ayaa isku qarxiyey meel u dhaw xarunta taliska guud ee booliska Suuriya oo ku taala magaalo madaxda Dalkaasi...
Read moreWar ka soo baxay Ra’iisul Wasaaraha dalka Spain Mariano Rajoy ayaa lagu sheegay in uu u qabtay muddo shan maalmood gudahooda hoggaamiyaha Catalonia in uu ku kala caddeeyo in uu...
Read moreMudane Saadiq C/llaahi Cabdi Wasiirka Howlaha Guud iyo dib u dhiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in dhismayaasha guryihii dawladda Turkigu balan qaaday inay Muqdisho ka hirgalinayso qorshahoodu marayo meel fiican....
Read moreWaxaan hambalyo iyo boogaadinba halkaani ugu soo gudbinayaa dhamaan ummadda soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan maanta oo ah sanad guuradii 63aad ee calanka qaranka soomaaliyeed waa maalin xusid mudan,...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho