Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay iskaashiga dhanka ganacsiga(Sawiro).
Uqeybsanaha Arrimaha Ganacsiga Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Suudaan Cabdi Xakiim Luqmaan Xaaji Maxamed ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha guud ee Warshadda soo saarta dawada xoolaha ee Dalka Suudaan Bashiir Xasan Bashiir...
Read more











