Doorashada madaxweynaha Hirshabeele oo saaka dhacaysa iyo amniga Jowhar oo aad loo adkeeyey
Waxaa saaka lagu wadaa in Magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelada Dhexe ay ka dhacdo doorashada Madaxweynaha HirShabeele,taasi oo haatan la dareemayo qaban qaabadeeda. Mudanayaasha Baarlamaanka Hirshabeele ayaa dooranaya Madaxweynaha...
Read more











