Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo booqday Safaaradda Soomaaliyeed ee South Africa ( Sawirro)
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheikh Cismaan Jawaari ayaa waxa uu booqasho ku tagay Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay Magaalada Pretoria ee Dalka K/Afrika. Gudoomiyaha oo Dalka K/Afrika u joogo...
Read more











