Asli Xasan Nuur Cabaade waa mid ka mid ah mawaadiniin taariikhda Soomaaliya ka dhex muuqda had iyo jeerna lagu xasuusto in astaan ku dayasho mudan ay u tahay Qaranka maanta...
Read moreBuundada Degmada Qoryooley waxa ay muhiim u tahay isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha qeybo ka mid ah gobolada dalka waxaana ka muuqda bur bur xoog leh buundada ma helin wax...
Read moreMuqdisho, 19, July, 2017….Wasiiru dowlaha W. Maaliyadda Maxamuud Xayir Ibraahim iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cabdullahi Sheikh Cali Qalocow ayaa shir la yeeshay wafdi uu hogaaminayo wakiilka Soomaaliya ee u...
Read moreFalalkan Weerka ah ee lagu dilay Ganacsatada Soomaaliyeed ee ka shaqeysanayey dalka koofurka afrika ayaa ka kala dhacay labo magaalo oo ku kala yaal dalka Koofur Afrika , waxaana 24kii...
Read moreShacabka ku dhaqan deegaanada Puntland ayaa si weyn usoo dhaweeyey go'aankii ay Baarlamaanka Puntland ay kalsoonida kala laabteen Golaha Wasiiradda ee Maamul Goboleedka Puntland. Qaar ka mid ah Shacabka ku...
Read moreWasaaradda Boostadda iyo isgaarsiinta ayaa ka warbixisay cilad bixinta Internet-ka ayadoo oo shaaca ka qaaday in howshaas gabo gabo mareyso isla markaana si dhaqso ah lagu soo afjari doono. Wasiirka...
Read moreMuqdisho, 15 Luulyo 2017 – Iyadoo adduunka oo dhan laga xusayo Maalinta Xirfadaha Dhallinyarada, Ergeyga Gaarka ah ee Xoqhayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, ayaa mar kale xaqiijiyay muhimadda...
Read moreRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda JF.S Mudane Xasan Cali Khayre oo weheliyaan xubnaha Golaha Wasiirada iyo Madaxweynaha Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kormeer ku tagay deegaanka Goobweyn oo dhaca waqooyiga magaalada...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho