Madaxweynaha Galmudug oo rajo wanaagsan ka muujiyey wada hadalada u dhaxeeyo Galmudug iyo Ahlusuna (Dhageyso Wareysi).
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa ka warbixiyey xaalada guud ee deegaanada Galmudug iyo Waxyaabaha u qabsamay Maamulkiisa. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa sheegay in sababta...
Read more











