Gudoomiyaha Degmadda Maxaas oo ka warbixiyey dad dhawaan lagu dilay degmada Maxaas.
Gudoomiyaha Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan Muumin Maxamed Xalane ayaa sheegay In Dad dhawaan lagu Dilay Deegaan Hoos yimaada Maxaas ay ka Dambeeyeen Malayshiyaadka Al-shabaab. Dadka la Dilay ayaa waxaa ...
Read more










