Faah faahin ka soo baxaysa dabkii xalay ka kacay suuqa Bakaaraha ee Muqdisho.
Dabkan xooganaa oo xalay saqdii dhexe ka kacay suuq weyn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan qeybta lagu iibiyo Kabaha oo ku dhagan ayaa geystay khasaare hantiyadeed. Intii dabka...
Read more











