Munaasabad lagu Xusayo Maalinta Xuriyadda 26 June oo Goor dhaw ka bilaabaneyso Muqdisho.
Munaasabad Si weyn loo soo agaasimay oo lagu weyneynayo Maalinta Xuriyadda 26 June ayaa lagu wadaa in ay caawa ka dhacdo Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ee Magaalada Muqdisho. Wasiirka Warfaafinta...
Read more











