Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Uganda “SAWIRRO”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta magaalada Kampala kula kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee wadanka Uganda. Kulankan ballaaran waxaa looga gol'lahaa in Jaaliyadda Soomaaliyeed ay...
Read more











