Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho
WARKA DUHUR 15.06.2017
Read moreRIIX LINKIGA HOOSE SI AAD U HESHO LIFAAQA TORs for the two possitions
Read moreCiidamada XDS ayaa qaarijiyay maleeshiyaad ka tirsan Shabaab oo miino waxyeello geysatay ku aasay waddada isku xirta degmooyinka Jowhar iyo Balcad. Ciidamo watay sadex gadiid ah kana tagay degmada Balacad...
Read more18 qofood oo rayid ah ayaa ku geeriyootay tiro intaa ka badana wey ku dhaawacmeen weerarki argagixiso ee maleeshiyaadka Shabaab ay xalay ku qaadeen maqaayad ay ka afurayeen dad rayid...
Read moreMuqdisho (15ka Juun, 2017)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlayay weerarkii ay xalay kooxda argagixisada ah ee Al Shabaab ay ku qaadeen Pizza House. Madaxweynaha oo la...
Read moreCiidammada sida gaarka ah u Tababaran ee Gaashaan ayaa ku guulestay inay soo Afjaraan weerarka Argagixisada ay ku qaadeen Maqaayadaha Pizza House iyo Posh. Howlgal qaatay muddo saacado ah oo...
Read moreHadalkaan ayuu sheegay kadib markii Wadahadallo uu qadka Taleefanka kula yeeshay Boqorka Sacuudiga Salmaan Bin Cabdi-casiis Bayaanka kasoo baxay Aqalka Karmaliinka ayaa lagu sheegay in Ruushka uu u cadeeyay Sacuudiga...
Read moreDhallinyarada Soomaalida ee ku nool dalka South Africa ayaa kulan afur ah u sameeyay waxgaradka iyo aqoonyahanada Soomaalida ee ku nool magaalada Johannesburg. Kulanka afurka waxaa soo qaban qaabiyay ururka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho