Wasiirka amniga oo xalay kormeeray saldhigyada booliiska ee qaar ka mid ah degmooyinka G/Banaadir+Sawirro
Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaalia Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa xalay kormeer ku tegay qaar ka mid ah saldhigyadda booliiska ee Degmooyinka Gobolka Banaadir. Kormeerka wasiirka ayaa ku wajahnaa hubinta...
Read more











