Barnaamijka kulanka todobaakda ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka oo marti ku ahaa wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Eng: Cabdi Canshuur
Read moreIyadoo lagu jiro bisha fadliga iyo kheyrka badan ee Ramadan ayaa hadana suuqyada magaalada Muqdisho waxaa laga dareemay sare u kac ku yimid qiimaha la iibiyo Hilibka iyo Qudaarta. Qaar...
Read moreWasiirka Amniga Xukuumadda Soomaalia Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa xalay kormeer ku tegay qaar ka mid ah saldhigyadda booliiska ee Degmooyinka Gobolka Banaadir. Kormeerka wasiirka ayaa ku wajahnaa hubinta...
Read moreCiidamada dowlad goboleedka Puntland ayaa soo afjaray dagaalkii shalay ay maleeshiyaadka Shabaab ku soo tuulada Af urur ee deegaanka Galgala gobolka Bari. Xaaladda tuuladaasi ayaa saaka deggan kaddib markii ciidamada...
Read moreTartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii todobaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka, lagana dhageysto Idaacadda Radio Muqdisho ayaa waxaa caawa...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si kulul uga hadlay weerarkii bahalnimada ahaa ee ay kooxda argagaixisada ah e Al shabaab ay ku qaadeen xarun ay ciidamada...
Read moreDowlad goboleedka Galmudug ayaa soo saartay war saxaafadeed lagu cambareynayo weerarkii Al-Shabaab ay ku qadeen deegaanka Af-urur ee gobolka Bari ee maamulka Puntland, iyagoo sheegay in ay ka xunyihiin falkaasi,...
Read moreGolaha Wasiirada Puntland ayaa shir ay ku yeeshen xarunta Garoowe kaga hadlay falkii ka dhacay Tuulada Af-urur ee buuraleyda Gobolka Bari, kaddib markii maleeshiyada Al-Shabaab ay weerareen saldhig Ciidamada Puntland...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho