Wasaaradda Arrimaha Dibada oo Waraaqaha aqoonsiga ka gudoontay Danjiraha Cusub ee Jaamacadda Carabta (Sawiro)
Muqdisho, June 10, 2017 - Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Mr. Abdulkadir Ahmed-Kheir Abdi ayaa maanta kaga guddoomay xafiiskiisa warqadaha aqoonsiga Amb. Hamoud Samaran Al Jowhary Al...
Read more











