Madaxa Arrimaha Ganacsiga Safaaradda Soomaaliyeed ee Dalka Suudaan ayaa la kulmay Gudoomiyaha rugta Ganacsiga ee Dalka Suudaan.
Madaxa arrimaha Ganacsiga Safaardda Soomaaliyeed ee Dalka Suudaan Dr : Cabdi Xakiin Luqmaan Xaaji Maxamed ayaa kulan kula qaatay xafiiskiisa Gudoomiyaha rugta ganacsiga ee Dalka Suudaan Cali Maxamed Axmed Xasan iyagoo ...
Read more











