Deeq gargaar ah oo ka koobneyd dhar iyo lacag ayaa waxaa la gaar siiyay ku dhawaad 200 haween ah oo qaba xanuunka isku furanka ah, kuwaas oo lagu dabiibayay isbitaalka...
Read moreWasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa kulan wadatashi iyo is dhageysi ah la qaadatay ururrada dhalinyarada dalka ka jira qaarkood. Kulankan waxaa Wasiirka...
Read moreRaashin gargaar ah ayaa laga qeybiyey Magaalada Dhusaamreb kaas oo loogu talagalay dadka Abaaruhu saameeyeen waxa ayna deeqdani ka timid waddanka Sucuudiga. Raashinkan waxaa wakiil ka ahaa Hay’adda Al-xamlatul Wadaniyah Alsucuudiyah...
Read moreMadaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqasho taariikhi ah ku tagay deeganka Cabdalla Biroole ee gobolka Jubada hoose, halkaas oo mudo kahor laga xoreeyay...
Read moreAkhristayaasheenna sharafta leh waxaan halkaan idiinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Imaqashii imadadaali ee Radio Muqdisho oo todobaadkan xiisa gaar ah leh. Barnaamijka Oo Uu Daadihinayo Wariye C/salaam Cali Mataan "Daacad" Hoos...
Read moreAkhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idiinkugu soo gubdinaynaa khudbadd uu maanta salaadda jimcaha kadib ka jeediyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo masjidka shuhadaa ee magaalada Muqdisho. Khudbadda...
Read moreKulan loogu hadlayey sidii abaaraha Soomaaliya wax loogu qaban lahaa ayaa lagu qabtay Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota, Kulankani oo ay soo qaban qaabiyeen Senator Amy Klobucher oo Gobolka Minnsota...
Read moreBarnaamijka kulanka todobaadka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa waxaa marti ku ahaa R/wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed oo si faahfaahsan uga hadlay howlaha horyaalla...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho