Dowlad goboleedka Galmudug oo cambaareysay weerarkii ka dhacay deegaanka Af-urur
Dowlad goboleedka Galmudug ayaa soo saartay war saxaafadeed lagu cambareynayo weerarkii Al-Shabaab ay ku qadeen deegaanka Af-urur ee gobolka Bari ee maamulka Puntland, iyagoo sheegay in ay ka xunyihiin falkaasi,...
Read more











